Svenska från dag ett
Folkhögskolan oo Angered ku yaal waxay wada shaqayn laleeyihin Arabiska Bokstavscentret oo kugu cazumaya wax barasho ladaho Svenska från dag ett - koorso [kurs] maalinle ah luqada swidishka. koorsada waa lacag la aan. Ardada ka geyb galayaasha waxay ka kooban yihin 20 qof oo kulmayaa afar jeer isbucii.
koorsadan waxa looga gol leeyahay inaad luuqada swiidhan hoos kasoo bilawdo, si aad dadka ula xirirto. Barashada luugada waxee kaa caawinne dhexgalka bulshada. Wax badan waxaa ka baraneysa bulshada adigoo u maraya booqasho iyo shaqo maalmeedka maalinlaha ah.
 
Yaa baran kara koorsooyinkeena.
 hadii aad dooneysid inaad barato luuqada swiidishka waa inaad magangalyo weydiisatey swiidhan. hadii aad leedahay deganaashaha swiidhan amase aad dagantahay deeganka migrationsverket.
 
Nagala soo xiriir
hadii aad dooneysid faah-faahin dheerad?
nagala soo xiriir Arabiska BokstavsCenter: 031-461510, ama mail info@arabiskabc.com
 
* dadka magangelyada weydiistey swiidhan waa iney haaystan LMA-kort --ama waraaq cadayneysa inaa magangalyo weydiisatey swidhan.
 
** kuwa haysta deganasha wadanka cardka cadeynaya daganashaha waa iney heystan walina kaa tirsan immigration ka.